Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Aas Qaran ugu sameeyeen Gobolka Shabeelaha Dhexe alle Ha u Naxariistee Ex.G/Sare Cali Sheekh Nuur oo looyaqaano (Cali Bacaad )

0
Saturday August 24, 2024 - 17:19:17 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 81
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Aas Qaran ugu sameeyeen Gobolka Shabeelaha Dhexe alle Ha u Naxariistee Ex.G/Sare Cali Sheekh Nuur oo looyaqaano (Cali Bacaad )

    Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Aas Qaran ugu sameeyeen Gobolka Shabeelaha Dhexe Gaar ahaan Deegaanka Biya Cadde alle Ha u Naxariistee Ex.G/Sare Cali Sheekh Nuur oo looyaqaano (Cali Bacaad )

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Aas Qaran ugu sameeyeen Gobolka Shabeelaha Dhexe Gaar ahaan Deegaanka Biya Cadde alle Ha u Naxariistee Ex.G/Sare Cali Sheekh Nuur oo looyaqaano (Cali Bacaad )
oo ahaa Sarkaal katirsanaa Ciidanka Boliiska soomaliyeed Muddo 40 Sano kabadan una Adeegaayey umadda Soomaaliyeed
Ex.G/sare Cali Bacaad ayaa Kasoo Shaqeeyey 18 Gobol Ee Dalka Mudadii uu ka mid ahaa ciidanka Boliiska Soomaliyeed
Ciidanka Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed ayaa Meydka Marxuumka ka qaadey Magaalada Moqdisho waxayna Geeyeen Degmadii uu Ku dhashey. ee Biya Cadde Halkaas oo Lagu aasey Marxuumka ayaa Nasiib u helay in lagu aaso Dugsigii uu Quraanka Kusoo Bartey oo Marxuumka Aabihii Sheekh Nuur uu Macalin Dugsi uga ahaa .


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip