Ciidanka XDS yaa howlgal qorshaysan oo looga sifaynayo dhulka howdka ah argagexisada ka sameeyay deegaano ku teedsan deegaanka ceel cali axmed ee gobolka shabeellada dhexe.

0
Thursday September 05, 2024 - 15:12:56 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 72
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka XDS yaa howlgal qorshaysan oo looga sifaynayo dhulka howdka ah argagexisada ka sameeyay deegaano ku teedsan deegaanka ceel cali axmed ee gobolka shabeellada dhexe.

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee cali ibnu abii daalib ayaa howlgal qorshaysan oo looga sifaynayo dhulka howdka ah argagexisada ka sameeyay deegaano ku teedsan deegaanka ceel cali axmed ee gobolka shabeellada dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 26-aad ee cali ibnu abii daalib ayaa howlgal qorshaysan oo looga sifaynayo dhulka howdka ah argagexisada ka sameeyay deegaano ku teedsan deegaanka ceel cali axmed ee gobolka shabeellada dhexe.
Deegaanada Sabansableey, Ceel afwayne, iyo Ceel Cali goodle oo dhamaantood ku teedsan deegaanka ceel cali axmed ee gobolka shabeellada dhexe ayeey geesiyaasheennu ka sameeyeen howlgalka sifaynta ah.
Howlka ayaa waxaa hoggaaminayay abaanduulka guutada 26-aad G/le Ciise Buurshe iyo abaanduulka ururka 263-aad L/Xle/ Abdisalam Abuukar Liiq liiqato, iyagoo saraakiishani ay xaqiijiyeen in howlgalka sidoo kale miinooyin looga baararay wadooyinka ay dadka shacabka ah isticmaalaan si looga foojignaado dhagarta argagexisada ee markasta la beegsadaan dadka shacabka ah.
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip