Taliyaha Hoggaanka Tababarada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sagootiyey Saraakiil Gaareysa 20 kuwaas oo u kala socda Waxbarasha heerka 1.aad iyo heerka 2.aad oo ay noogu deeqdey Dowlada aan Saaxiibada Nahay ee Turkiga

0
Tuesday September 17, 2024 - 15:03:52 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 31
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Hoggaanka Tababarada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sagootiyey Saraakiil Gaareysa 20 kuwaas oo u kala socda Waxbarasha heerka 1.aad iyo heerka 2.aad oo ay noogu deeqdey Dowlada aan Saaxiibada Nahay ee Turkiga

    .Taliyaha Hoggaanka Tababarada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed G/Dhexe Axmad Maxamed Axmad ayaa Saaka Sagootiyey Saraakiil Gaareysa 20 kuwaas oo u kala socda Waxbarasha heerka 1.aad iyo heerka 2.aad oo ay noogu deeqdey Dowlada aan Saaxiibada Nahay ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.Taliyaha Hoggaanka Tababarada Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed G/Dhexe Axmad Maxamed Axmad ayaa Saaka Sagootiyey Saraakiil Gaareysa 20 kuwaas oo u kala socda Waxbarasha heerka 1.aad iyo heerka 2.aad oo ay noogu deeqdey Dowlada aan Saaxiibada Nahay ee Turkiga
Saraakiishaan ayaa ku soo baasay imtixaan uu Hoggaan Ka qaadey. Oo lagu xaqiijinaayey Heerka Aqoontooda
Mana ahan Ardeydii ugu horeysay Ee Wax barasha u aadey Dalka Turkiga waxaan ka horeeyey saraakiil horey ugu soo Qalin jebiyey jaamacadaha Kala duwan ee Dalka turkiga Kuwaas oo haatan ka shaqeeya Hoggaanada iyo fadhiyada kala Duwan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip