Ciidanka X.D.S oo garab ka helaya Ciidanka Deeganka oo howlgal qorsheysan Gobolka Bakool.

0
Saturday September 07, 2024 - 14:15:47 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 77
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka X.D.S oo garab ka helaya Ciidanka Deeganka oo howlgal qorsheysan Gobolka Bakool.

    Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad Qeybta 60-aad oo garab ka helaya Ciidanka Deeganka howlgal qorsheysan ay ka Sameeyeen Tuulooyin Dhaca Buuralayda Gobolka doondardiir, boorqobey, ilaa lafaale oo dhanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad Qeybta 60-aad oo garab ka helaya Ciidanka Deeganka howlgal qorsheysan ay ka Sameeyeen Tuulooyin Dhaca Buuralayda Gobolka doondardiir, boorqobey, ilaa lafaale oo dhanka
Koonfur Galbeed kaga beegan Magaalada Xuddur Ee Gobolka Bakool.
Abaandulaha Guutada Dhamme Cilmi Aadan Isaaq aya waxa uu sheegay in gabi ahaanba Ciidanku Cagta Mariyeen Goobo Gabaad u ahaa Khawaarijta.
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip