Share with your friends via email

Ciidanka Xogga dalka gaar ahaan Ururka 86aad ee guutada 77 Howlgal ay ka sameeyeen dhul howd oo u dhexeya dhabaqle iyo Xuseen Cagey ayaa afka ciida loo daray maleeshiyo ka tirsan khawaarijta.

Ciidanka oo la socday dhaq dhaqaaqa maleshiyaadkan oo Si dhuumaleysi ah lagu Soo gelinayay deeganka, ayaa kaga hortegay deegaan u dhaw xusen Cagey

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip