Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oohir guddoomiyay shirka Qamiislaha ah ee Hoggaannada iyo Fadhiyada madaxabanaan ee Booliska Soomaaliyeed,

0
Thursday September 12, 2024 - 14:23:05 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 50
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oohir guddoomiyay shirka Qamiislaha ah ee Hoggaannada iyo Fadhiyada madaxabanaan ee Booliska Soomaaliyeed,

    Kusimaha Taliyaha ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdullaahi (kaniif) ayaa maanta shir guddoomiyay shirka Qamiislaha ah ee Hoggaannada iyo Fadhiyada madaxabanaan ee Booliska Soomaaliyeed,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kusimaha Taliyaha ahna Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdullaahi (kaniif) ayaa maanta shir guddoomiyay shirka Qamiislaha ah ee Hoggaannada iyo Fadhiyada madaxabanaan ee Booliska Soomaaliyeed,
Inta uu shirka socda waxaa lagu lafa-guray hawlaha shaqo ee u qabsoomay hoggaanka iyo waxyaabaha gaabiska noqday
Taliyaha ayaa warbixino ka dhagaystey qaar kamid ah saraakiisha hoggaannada kuwaasi oo ka warbixiyay habsami u socodka hawlaha shaqo ee Booliska.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip