Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH).

0
Saturday September 14, 2024 - 21:45:47 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 28
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH).

    Bismillahi Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta leh ee dhalashada Nabigeena Muxamed (Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillahi Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta leh ee dhalashada Nabigeena Muxamed (Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee).
Maalintaan barakeysan waa fursad aan ku xasuusanno naxariista, jacaylka iyo caddaalada uu Nabigu u muujiyay Aadanaha. Waa in aan ku dayano wanaagga iyo dhaqanka suuban ee Nabiga, kuna dayano tilmaamihiisa qiimaha badan.

Waxaan Alle weydiisaneynaa in uu nagu karaameeyo Xuska Nabi Muxamed (NNKH) oo naga yeelo kuwa raaca sunnadiisa. Waxaan Ummadda soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay ilaaliyaan midnimada, wadajirka iyo walaalnimada dhexdooda ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip