Taliyaha taliska taakulaynta ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed G/dhexe Ibrahim Maxamed Maxamuud ayaa gaaray deegaanka number 50 ee gobolka shabeellada hoose.

0
Sunday August 25, 2024 - 14:40:56 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 86
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha taliska taakulaynta ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed G/dhexe Ibrahim Maxamed Maxamuud ayaa gaaray deegaanka number 50 ee gobolka shabeellada hoose.

    Ujeedka safarka taliyaha ayaa ku qotamay indha indhaynta xaalada deegaanka oo dhawaan taliska taakulaynta ee ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed qorshaynayo inuu xarun caafimaad uga hirgeliyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka howlgelaya shabeel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeedka safarka taliyaha ayaa ku qotamay indha indhaynta xaalada deegaanka oo dhawaan taliska taakulaynta ee ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed qorshaynayo inuu xarun caafimaad uga hirgeliyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka howlgelaya shabeellada hoose.
Sidoo kale taliska taakulaynta ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa deegaanka numbers 50 ka hirgelinaya talis taakulayn oo ka howlgelaya gobolka shabeellada hoose si loo dhamaystiro baahiyaha gaarka ah ee geesiyaasha ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ee ka howlgelaya gobolka shabeellada hoose.
Ugu dambayn taliyaha ayaa kulamo la qaatay qaar kamida saraakiisha ciidanka xoogga dalk soomaaliyeed ee ka howlgala gobolka shabbellada hoose iyo gudoomiyaha deegaanka number 50 , isagoo ka dhagaystay warbixinta deegaanka iyo tan guud ee gobolka .
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip