DEGDEG :Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 66-aad ee guutada 14-ka October ayaa howlgal ay Khawaarijta ku gaarsiiyeen jab xooggan

0
Saturday August 24, 2024 - 17:03:12 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEGDEG :Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 66-aad ee guutada 14-ka October ayaa howlgal ay Khawaarijta ku gaarsiiyeen jab xooggan

    #DEGDEG :Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 66-aad ee guutada 14-ka October ayaa howlgal ay Khawaarijta ku gaarsiiyeen jab xooggan ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka shabeellaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

#DEGDEG :Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 66-aad ee guutada 14-ka October ayaa howlgal ay Khawaarijta ku gaarsiiyeen jab xooggan ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka shabeellaha hoose.
Geesiyaasha Qarankeenna oo helay xogta Khawaarij isku Abaabuleysay inay soo weeraraan fadhiyada guutada 14-ka October iyo Atmis ee Janaale ayaa weerar dhowr jiho ah kaga hortagay damicii Argagixisada, khasaarre xoog leh ayaana ku gaaray goobihii lagu weeraray Maleeshiyaadkii ay Khawaarijtu diyaarineysay sida uu xaqiijiyay Taliyaha guutada 14-ka October G/sare Nuur Fareey.
Tuulooyinka ay maanta Libaaxyada Xoogga ugu Cibaadeysteen Khawaarijta sidoo kalana ku fashiliyeen damacodii ayaa kala ah Kaaytooy, Mushaani, Majabta iyo Waagaade oo dhamaantood hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka shabeellaha hoose.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip