maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Qeybta 60-aad Ayaa Manta Dhagaystay Garmaqalka Eedaysaneyaal gaaraya ilaa 12 oo katirsan Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS.

0
Saturday August 24, 2024 - 17:22:44 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 86
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Qeybta 60-aad Ayaa Manta Dhagaystay Garmaqalka Eedaysaneyaal gaaraya ilaa 12 oo katirsan Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS.

    Kuwaaso oo lagu Soo eedayey in ay Kasoo tageen amar la'aan Goob Shaqo iyo Bar_bagaando Ciidanka Dhexdiisa ah . Fadhiga maxkamada waxaa Goob joog ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Ee Qeybta 60-aad G/sare Sheikh aadan Abuukar Maxamed iyo Xeer ilaaliyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kuwaaso oo lagu Soo eedayey in ay Kasoo tageen amar la'aan Goob Shaqo iyo Bar_bagaando Ciidanka Dhexdiisa ah . Fadhiga maxkamada waxaa Goob joog ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Ee Qeybta 60-aad G/sare Sheikh aadan Abuukar Maxamed iyo Xeer ilaaliyaha Guud Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Qeybta 60-aad.
Sidoo kale Waxaa Fadhiga Goob joog ahaayen Dhaman Saraakiisha qeybta 60-aad ii ugu Horeeyo Taliyaha Qeybta 60-aad Janaral Xasan Baydhabo iyo Taliye Xigeenka Qeybta 60-aad CXDs Kornel Ali Xabad Taliyaha Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDs Dhame Ahmed Sheikh Abdi raxman .
Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa laga dhowrayaa in dhowaan ay soo saarto go'aanada kama dambaysta ah ee laga gaarayo eedeysanayaashan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip