Duqa Muqdisho oo Kulan Laqaatay Saraakiisha Laamaha Ammaanka Caasimada

0
Tuesday July 08, 2025 - 18:20:11 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 34
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Muqdisho oo Kulan Laqaatay Saraakiisha Laamaha Ammaanka Caasimada

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku guddoomiyay kulan looga hadlaayay dardargelinta amniga caasimada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku guddoomiyay kulan looga hadlaayay dardargelinta amniga caasimada.

Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa warbixinno looga dhaggeystay saraakiisha qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir, nabadsugidda iyo Police Military.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa bogaadiyay dadaallada hey’addaha amniga ay ku xaqiijinayaan amniga caasimadda, asigoo kula dardaarmay in la dardargeliyo amniga iyo wada shaqeynta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip