Wararka

Dowladda Jabaan oo Gaadiid kala duwan ugu deeqday Ciidanka Booliiska Somalia

0 Visits: 1085 | Thursday September 10, 2015 - 20:24:47
Ciidamada Booliiska Somalia ayaa shalay lagu wareejiyay 56 Gaadiid oo ay isticmaalaan booliiska, kaasoo ay ugu deeqday Dowladda Jabbaan.

Read More »

Ciidamada maamulka Galmudug oo saaka howlgallo dhinaca ammaanka ah ka wada Cabuudwaaq

0 Visits: 972 | Thursday September 10, 2015 - 20:21:47
Xaaladda degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa saaka deggan kaddib

Read More »

Ciidamada maamulka Galmudug oo si buuxda ula wareegay degmada Cabuudwaaq "Dhageyso wareysi"

0 Visits: 1061 | Thursday September 10, 2015 - 20:18:35
Maamul goboleedka Galmudug ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud, kaddib dagaal shalay iyo maanta halkaasi ku dhexmaray ciidamada maamulka Galmudug iyo kuwa Ahlusuna.

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Muqdisho Ku Qaabilay Safiirka Sweden Ee Soomaaliya

0 Visits: 1315 | Tuesday September 08, 2015 - 13:23:49
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya oo ay ka wada hadleen arimmo la xiriira xaaladda siyaasadeed ee dalka .

Read More »

Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska oo soo gebagebeeysay barnaamijka soo nooleynta dhaqanka "Sawirro"

0 Visits: 1318 | Tuesday September 08, 2015 - 13:19:34
Barnaamijka soo nooleynta dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed oo in muddo ah ka socday magaalada Muqdisho islamarkaana ay soo qaban qaabisay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa maanta la

Read More »

Wasiir Cabdullaahi Colaad: "Bandhig dhaqameedkii soo nooleynta dhaqanka berri ayaa la soo xirayaa"

0 Visits: 1335 | Monday September 07, 2015 - 09:57:30
Muqdishu Somalia – Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, waxa ay qabaneysaa maalinka Isniinta ah 7 September 2015, bandhig dhaqanka iyo fanka ah,

Read More »

Madaxweynaha: ''Ilaalinta sharciga waa furaha lagu gaari karo dowladnimo hufan oo cadaalad iyo sinaan ku dhisan''

0 Visits: 1165 | Monday September 07, 2015 - 09:46:50
Muqdisho, 6 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta rasmi ahaan u furey tababarka ilaa 398 ruux oo dhowaan ku biirey Ciidammada Booliska Soomaaliyeed.

Read More »

Bannaanbax looga soo Horjeedo UGUS Oo ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 1125 | Monday September 07, 2015 - 09:40:43
Banaanbaxan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu cambaareyay falalka wuxuushnimo ee ay maleeshiyada Kooxda UGUS ay ka geystaan gudaha Soomaaliya gaar ahaan weerarada gaadmada ah ee ay ku qaadan Xarumaha Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM oo ay ugu dambeysay

Read More »

Wasaaradda Tacliinta sare oo soo bandhigtay arday ku guuleysatay deeq waxbarasho

0 Visits: 1138 | Monday September 07, 2015 - 09:38:10
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay 20 arday oo ku guuleeystay deeq waxbarasho heer Jaamacadeed oo ay Dowladda Soomaaliya ka heshay dowaldda Shiinaha.

Read More »

Madaxweynaha: ''Waan ka tacsiyeynaya geerida 45-ka askari ee dowladda Imaaraadka looga diley Yemen iyagoo gudanaya waajibkooda''

0 Visits: 1080 | Monday September 07, 2015 - 09:34:47
Muqdisho, 6 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray Madaxweynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayid Al Nahyan

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u furay askar ka mid noqonaya ciidanka booliska "SAWIRRO"

0 Visits: 1181 | Monday September 07, 2015 - 09:29:54
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u furay in ka badan 300 askari oo ka mid noqonaya ciidanka booliska Soomaaliyeed, kaasi oo lagu qabtay dugsiga tababarka booliska ee Jenaraal Kaahiye.

Read More »

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Taliyaha Xooga Dalka+Sawirro

0 Visits: 1054 | Thursday September 03, 2015 - 18:07:03
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke,

Read More »

Taliyaha Ciidamada Uganda Oo Booqday Deegaanka Janaale+Sawirro

0 Visits: 1317 | Thursday September 03, 2015 - 18:04:59
Taliyaha Ciidamada Uganda Jen. Katumba Wamala ayaa maanta booqday saldhigii deegaanka Janaale halkaasi oo maleeshiyaadka UGUS ay Weerar Naf Halignimo ah ku qaadeen Horraantii Isbuucaan.

Read More »

Wasiir Diini: "Waxaa naga go'an in aan dhisno Ciidan Qaran oo leh Tayo iyo tababar ku filan"+Sawirro

0 Visits: 1887 | Thursday September 03, 2015 - 18:02:22
September 4, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta tababar u soo xirey Cutubkii labaad ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya oo laylis ciidan ah loona tabobarayay Ciidanka Qaranka Soomaaliya, kuwaas oo tabobartay dawladda Emiraadka Carabta. Waxana…

Read More »

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM oo gacanta ku soo dhigay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab

0 Visits: 1089 | Thursday September 03, 2015 - 17:59:35
Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab "UGUS".

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Milano ee dalka Talyaaniga "Sawirro"

0 Visits: 1056 | Thursday September 03, 2015 - 17:57:07
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Milano ee dalka Talyaaniga, halkaasoo si diirran loogu soo dhaweeyay.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo soo xiray kulan looga hadlayay Qabyo-tirka Dastuurka dalka

0 Visits: 1149 | Monday August 31, 2015 - 19:21:59
Muqdisho, August 31.2015——Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke ayaa maanta soo xiray kulan muddo labo cisho

Read More »

Madaxweynaha oo sheegay in booqashadii Imaaraadka Carabta ay aheyd guul u soo hoyatay

0 Visits: 1137 | Monday August 31, 2015 - 18:58:12
Agosto 31 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey

Read More »

Wasiir Diini oo Tababar ugu soo xirey Xerada Jazeera Saraakiil ka tirsan C.X.D.S "SAWIRRO"

0 Visits: 1178 | Monday August 31, 2015 - 18:47:13
August 31, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xero ku taala deegaanka Jaziira taba-bar ugu soo xiray ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo halkaas tababar ku qaadanayay muddo dhawr bilood ah.

Read More »

Wasiir Hadliye Cumar : Annaga Danweyn ayaa noogu jirta dalka Yaman

0 Visits: 1240 | Monday August 31, 2015 - 17:37:27
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane xasan sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Imaradaka Carabta ayaa kawada hadlay xaaladda ka taagan wadanka Yaman

Read More »