Ciidamada maamulka Galmudug oo saaka howlgallo dhinaca ammaanka ah ka wada Cabuudwaaq

0
Thursday September 10, 2015 - 20:21:47 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada maamulka Galmudug oo saaka howlgallo dhinaca ammaanka ah ka wada Cabuudwaaq

    Xaaladda degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa saaka deggan kaddib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaaladda degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa saaka deggan kaddib

markii ciidamada maamulka Galmudug ay si buuxda ula wareegeen magaaladaasi.

Cabdi kariin Axmed Bulxan oo ah wariyaha Radio Muqdisho uga soo warama Cabuudwaaq ayaa soo sheegay in malleeshiyaadkii Ahlusunna ay xalay saqdii dhexe ka dhamaadeen magaaladaasi, kaddib markii looga itaal roonaaday dagaal labadii maalmood ee u dambeeysay ka dhacay degmadaasi.

Ciidamada maamulka Galmudug ayaa xalay ilaa saaka howlgallo la xiriira dhinaca ammaanka ka sameeynaya xaafadaha kala duwan ee magaaladaasi ka koobantahay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip