Taliyaha ciidanka Dhulka XDS ayaa gaaray deegaanka Cadaan laxey ee hoostaga degmada Ruun-nirgod ee gobolka shabeellada dhexe

0
Saturday July 06, 2024 - 16:49:20 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha ciidanka Dhulka XDS ayaa gaaray deegaanka Cadaan laxey ee hoostaga degmada Ruun-nirgod ee gobolka shabeellada dhexe

    Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray deegaanka Cadaan laxey ee hoostaga degmada Ruun-nirgod ee gobolka shabeellada dhexe .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray deegaanka Cadaan laxey ee hoostaga degmada Ruun-nirgod ee gobolka shabeellada dhexe .
Taliyaha oo kormeeray fadhiyada geesiyaasheenu ku leeyihiin deegaanka ayaa ku amaanay sida dhiiranaanta leh ee ay ugu taagan yihiin difaacidda shacabka ku dhaqan deegaanka iyo deeganada kale ee ka tirsan gobolka shabeellada dhexe.
Waa dhamaad waayihii khawaarijta uma harin guri iyo geed ay ku ganbadaan ,waxaa haray maleeshiyaad iyo horjoogayaal fara ku tiris ah oo nooga baahan inaan soo qab qabano , waad ku mahadsantihiin sida hufan ee aad waajibaadkiina ugudateen ayuu yiri taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed gen. Dayax Cabdi Cabdulle oo goob fagaare ah Kula hadalay cutubyo kamida geesiyaasha xoogga dalka ee ku sugan deegaanka cadaan laxay ee gobolka shabeellada dhexe.
Sidoo kale taliye ayaa kulan xog waraysi ah la qaatay saraakiisha hoggaaminta ee u taagan difaaca dhamaystirka khawaarijta.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip