Taliska qeybta 43-aad ee Ciidanka Dhulka XDS oo faah-faahin ka bixiyey howlagalo ay wadajir iskaga kaashadeen Ciidamada kala duwan ee Jubbaland.

0
Saturday October 05, 2024 - 16:39:48 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 33
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska qeybta 43-aad ee Ciidanka Dhulka XDS oo faah-faahin ka bixiyey howlagalo ay wadajir iskaga kaashadeen Ciidamada kala duwan ee Jubbaland.

    Ciidaamada Xoogga Dalka iyo Kuwa Jubbaland oo Hawl galo Sifeeyn iyo Burburin Isugu Jirra Kasameeyay Deegaano Katirsan Gobolka Jubbada Hoose,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidaamada Xoogga Dalka iyo Kuwa Jubbaland oo Hawl galo Sifeeyn iyo Burburin Isugu Jirra Kasameeyay Deegaano Katirsan Gobolka Jubbada Hoose,
 Hawlgalkan Ayay Ciidamadu Kafuliyeen Inta Udhaxaysaa Beerxaani iyo Dhoobley Iyo Deegaanada Hoos Yimaada Gobolka Jubbada Hoose, Howlgaladdan Ayaa Waxaa Hogaaminayay Taliyaha Qeybt43aad ee C/Dulka X.D.S. G/Sare: Nuur Mahad Xasan. Taliyaha ayaa Faafahin Kabixiyay Hawlgallada Lagu Bur-Buriyay Goobihi Gabaadka uu Ahaa Maleeshiyaadka Argagiixisadda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip