Isxaaq Sheikh Cali Abdullahi oo looyaqaano ( iskajir ) ayaa isku Soo Dhiibey Taliska Qeybta 60-aad Ee CXDS

0
Monday June 24, 2024 - 11:34:56 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 99
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isxaaq Sheikh Cali Abdullahi oo looyaqaano ( iskajir ) ayaa isku Soo Dhiibey Taliska Qeybta 60-aad Ee CXDS

    wuxuuna Tababaro kala Duwan kusoo Qaatey Gobalada Baay iyo Bokool . Wuxuuna Maleshiyada Al Shabab Kujirey Mudo Kabadan 14 sano .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wuxuuna Tababaro kala Duwan kusoo Qaatey Gobalada Baay iyo Bokool . Wuxuuna Maleshiyada Al Shabab Kujirey Mudo Kabadan 14 sano .
Ugu Dambeyn isxaaq Sheikh Cali Abdullahi ayaa Saxibadooda Duurka jira ka codsadey in ay isku Soo Dhiibaan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip