Ibrahim sheikh Aadan oo Magac afgarashada Khawariijta loo yaqaano (Yowkoyow ) oo ka tirsanaa khawaariijta ayaa Isku soo dhiibey Lamaxa amaanka degmada waajid

0
Tuesday June 18, 2024 - 18:05:25 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ibrahim sheikh Aadan oo Magac afgarashada Khawariijta loo yaqaano (Yowkoyow ) oo ka tirsanaa khawaariijta ayaa Isku soo dhiibey Lamaxa amaanka degmada waajid

    ibrahim sheikh oo Mudo 16-Sano ah ayaa khawariijta u qaabilsanaa Jabhada isagoona ugu dambey ka mid nog'dey xisbada,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ibrahim sheikh oo Mudo 16-Sano ah ayaa khawariijta u qaabilsanaa Jabhada isagoona ugu dambey ka mid nog'dey xisbada,
Wuxuu ka waramey Sababta ku kaliftey in khawariijta isaga soo baxo,wuxuuna sheegey dhibaatada ka jirta dhexdooda iyo mid ay u geysaneyaan Shacabka Soomaaliyeed oo waxba galabsan.
Ugu dambeyn wuxuu Baaq udirey Saaxibadiisa kale ee ku jira Khawariijta in ay isaga soo baxaan ay Isku soo dhibaan Ciidanka Dowladda.


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip