Wararka

Saraakiisha Ciidanka gaarka ee Danab Iyo Gor-gor ayaa si wada jir ah ula hadlay cutubyo ka tirsan CXDS. Ee ku sugan furumaha hore ee dagaalka.

0 Visits: 275 | Friday June 07, 2024 - 20:21:33
Saraakiisha Ciidanka gaarka ee Danab Iyo Gor-gor ee Xoogga dalka soomaliyeed ayaa si wada jir ah ula hadlay cutubyo ka tirsan CXDS. Ee ku sugan furumaha hore ee dagaalka.

Read More »

TALIYE XIGEENKA GUUTADA 16'AAD CIIDANKA DANAB XDS AYAA KOORSO USOO XIREY MADAXADA XUBNAHA GUUTADA 16'AAD DANAB XDS.

0 Visits: 223 | Thursday June 06, 2024 - 16:13:29
Tababarkaan aqoon kororsiga ah ayaa loogu tala galay Sidii kor loogu qaadi lahaa aqoontooda Maamulka. Taliye Xigeenka Guutada 16'aad Kumandooska Danab XDS G/le Maxamed Axmad Maxamed Sheikh

Read More »

Munaasibad lagu xusayey aas aaska Ciidanka Dalka Jabuuti oo lagu qabtay degmada buula burte ee Gobolka Hiiraan.

0 Visits: 219 | Thursday June 06, 2024 - 14:38:24
Abaanudalaha ururka 8aad guutada 18aad kum Gorgor Naqiib Abdullaui Hersi ayaa ka qeyb Galay

Read More »

Gudoomiyaha Magaalada Marka ee xarun goboleedka Shabeellaha hoose oo uu wehliyo Taliye xigeenka Guutada 14-ka October ayaa kormeer iyo booqasho lagu qiimeynayo shaqada xiliyada habeenkii ka socota ku tagay difaacyada laga Ilaaliyo Amniga guud ee Magaalada Marka.

0 Visits: 199 | Thursday June 06, 2024 - 13:23:06
Gudoomiyaha Magaalada Marka ee xarun goboleedka Shabeellaha hoose Mudane Cismaan Muuse Maxamed oo uu wehliyo Taliye xigeenka Guutada 14-ka October G/le Cabdiraxiin Maxamed Munye ayaa kormeer iyo booqasho lagu qiimeynayo shaqada xiliyada habeenkii ka socota ku tagay difaacyada laga Ilaaliyo Amniga guud…

Read More »

Abaanduulaha qeybta 43aad ayaa booqasho kormeer ah ku tagay xerada UK ee Guutada 10aad qeybta 43aad ee Degmada balad xaawo

0 Visits: 226 | Thursday June 06, 2024 - 00:12:50
Abaanduulaha qeybta 43aad Cornel Rashiid Maxamed Cismaan ayaa booqasho kormeer ah ku tagay xerada UK ee Guutada 10aad qeybta 43aad ee Degmada balad xaawo

Read More »

Dugsiga Tababarka Gashaanle Xasan Tuure ayaa laga Furay Tababar Aqoontooda kor looga Qaadaayo Saraakiil xigeeno Ka tirsan Guutada 16'aad Kumandooska Danab XDS .

0 Visits: 456 | Wednesday June 05, 2024 - 23:37:04
Munaasabada Furitaanka Tababarkan Ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliye Xigeenka Ururka 161'aad Guutada 16'aad Kumandooska Iyo ku Xigeenka Madaxa Tababar Guutada 16'aad Danab XDS Saraakiiil ka kala socotey ATMIS iyo saxiibada Caalamka.

Read More »

Saraakiil ka tirsan qaybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka ayaa tababar loogu soo xiray Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed .

0 Visits: 198 | Wednesday June 05, 2024 - 17:45:16
Tababarkaan oo mudo bil ah socday ayaa saraakiisha lagu barayay xirfada dheeraad ah oo ku saabsan Saadka, Sirdoonka iyo Qorshaynta oo dhamaantood muhiim u ah howla shaqeeydyada taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed.

Read More »

Xukunka Maxamuud oo Muqdisho Lacagaha Baada ah uga aruurin jiray Khawaarijta.

0 Visits: 194 | Wednesday June 05, 2024 - 17:40:16
Eedeysane Maxamuud Maxamed Macalim Maxamuud "Karaama" , ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha Khawaarijta, gaar ahaan inuu Qaabilsanaa aruurinta lacagaha baada ah ee Khawaarijta ay ka qaadaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaaladda Muqdisho.

Read More »

Taliyaha CXDS oo wehliyo Taliyaha Ciidamadda Dowladda Talyaaniga ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka ee Italy loona

0 Visits: 206 | Wednesday June 05, 2024 - 17:34:03
Taliyaha ciidanka XDS Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin oo wehliyo Taliyaha Ciidamadda Dowladda Talyaaniga ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka ee Italy loona yaqaan Taallada geesiyaashii Ciidamadda Talyaaniga.

Read More »

Ciidanka oo Howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose

0 Visits: 205 | Tuesday June 04, 2024 - 20:25:55
howlgalkaani qorsheysana yaaka dhacay tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose oo eey fuliyeen Ururada 66-aad iyo 83-aad, guutada 14-ka October ee xoogga dalka ayay ku bur-buriyeen fariisimo gabbaad u ahaa Khawaarijta.

Read More »

Taliyaha CXDS Iyo Wafdi Saraakiila Oo Uu Hogaaminayo Ayaa Booqday Dugsiyada Tababarka Ciidamada Ee Dalka Taliyaaniga.

0 Visits: 212 | Tuesday June 04, 2024 - 16:14:28
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Shekh Muxudiin Iyo Wafdi Saraakiila Oo Uu Hogaaminayo Oo Safar Shaqo Ku Jooga Taliyaaniga Ayaa Booqday Dugsiyada Tababarka Ciidamada Ee Dalka Taliyaaniga.

Read More »

Ciidanka Sida Gaarka u Tababar kumaandooska Danab XDS ayaa Xalay Saqdii dhexe howlgal qorsheysan Ka Fuliyeen Deegaanka Kaamjiroon ee Gobolka Jubada Hoose.

0 Visits: 198 | Tuesday June 04, 2024 - 14:48:29
Ciidanka Sida Gaarka u Tababar kumaandooska Danab XDS ayaa Xalay Saqdii dhexe howlgal qorsheysan Ka Fuliyeen Deegaanka Kaamjiroon oo 75KM Dhanka Galbeed Kaga beegan magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.

Read More »

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga ka jaray qeybta wicitaanada xarunta Qaran

0 Visits: 191 | Monday June 03, 2024 - 16:29:13
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Generaal Sulub Axmed Firin, ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga ka jaray qeybta wicitaanada xarunta Qaran ee howlgallada Gurmadka deg-dega ah ee hay'adda…

Read More »

Ciidanka XDS ayaa Fashiliyey Miino ay khawaarijtu in ay ku dhibateeyaan Shacabka Beeralayd ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

0 Visits: 211 | Saturday June 01, 2024 - 13:54:49
Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Gaar ahaan Ururka 26'aad Guutada 6aad Qaybta 60'aad CXDS ayaa Fashiliyey Miino ay khawaarijtu ku aaseen Wado aad Dhinaca Beeraha Magaalada Buulo mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Saraakiil ka tirsanCXDS ayaa tababar aqoon kororsi ah loogu soo xiray dalka turkiga.

0 Visits: 232 | Friday May 31, 2024 - 18:43:36
Saraakiishan ayaa muddo halkaasi ku qaadanayay koorsooyin la xariira barashada qibradaha muhiimka u ah ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ee ku jira halganka dalka looga sifaynayo Argagexisada.

Read More »

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa tababar aqoon kororsi ah loogu soo xiray dalka turkiga.

0 Visits: 264 | Friday May 31, 2024 - 18:35:34
Saraakiishan ayaa muddo halkaasi ku qaadanayay koorsooyin la xariira barashada qibradaha muhiimka u ah ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ee ku jira halganka dalka looga sifaynayo Argagexisada.

Read More »

Cali Guudow Madeyoo kamid ah khawaarijta oo isku soo dhiibay CXDS

0 Visits: 307 | Thursday May 30, 2024 - 16:19:32
Cali Guudow Madey oo looyaqaano ( Cali Dheere ) ayaa isku Soo Dhiibey Taliska Ururka 47-aad Ee Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS Ee Fadhigeedu Yahay Degaanka goof gaduud Buurey.

Read More »

Xubno ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka

0 Visits: 286 | Thursday May 30, 2024 - 12:45:38
Saddex xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo,

Read More »

Taliyaha ciidanka XDS ayaa kalan gaar ah la yeeshay saraakiisha Kuliyadda tababarka Ciidamada XDS ee Turkisom,

0 Visits: 227 | Wednesday May 29, 2024 - 18:07:17
Taliyaha ciidanka XDS Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa maanta kalan gaar ah la yeeshay saraakiisha Kuliyadda tababarka Ciidamada XDS ee Turkisom,

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda Türkiye

0 Visits: 222 | Wednesday May 29, 2024 - 14:52:13
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda Türkiye, Yaşar Güler, intii lagu guda jiray bandhiga EFES-2024.

Read More »