Saraakiil ka tirsan qaybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka ayaa tababar loogu soo xiray Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed .

0
Wednesday June 05, 2024 - 17:45:16 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil ka tirsan qaybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka ayaa tababar loogu soo xiray Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed .

    Tababarkaan oo mudo bil ah socday ayaa saraakiisha lagu barayay xirfada dheeraad ah oo ku saabsan Saadka, Sirdoonka iyo Qorshaynta oo dhamaantood muhiim u ah howla shaqeeydyada taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababarkaan oo mudo bil ah socday ayaa saraakiisha lagu barayay xirfada dheeraad ah oo ku saabsan Saadka, Sirdoonka iyo Qorshaynta oo dhamaantood muhiim u ah howla shaqeeydyada taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed.
Tababarka ayaa waxaa soo xiray saraakiil sare oo ka tirsan taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed oo ay kamid yihiin Taliyihi hore Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) Madaxa Hoggaanka Xiriirka Arimaha Dibadda Jeneraal Maxamed Maxamuud Qaafoow, Madaxa Hoggaanka Wacyigelinta iyo Siyaasadda Jeneral Cumar Jamaac iyagoo saraakiisha ku amaanay sida hufnaanta leh oo ay ugu dhabar adaygeen tababarkan qiimaha gaarka u leh taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed, waxayna kula dar daarmeen in la doonayo in ay sidii laga filiyo uga soo dhalaalaan dhaqan geliyaana xirfadaha cusub oo ay barteen .
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip