Xubno ka tirsan Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka
Saddex xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa isku soo dhiibay ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo,
kuwaas oo lagu kala magacaabo Ibraahim Xuseen Maxamed, Nuur Maxamed Abuukar iyo Yare Cali Xuseen.