
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga ka jaray qeybta wicitaanada xarunta Qaran
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Generaal Sulub Axmed Firin, ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga ka jaray qeybta wicitaanada xarunta Qaran ee howlgallada Gurmadka deg-dega ah ee hay'adda SoDMA.
Tan iyo burburkii dalka kadib waa markii ugu horresay oo qeybtaan la daahfuro si bulshada soomaaliyeed loogu adeego.
Munaasabadan sidoo kale waxa qeyb ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, iyo Masuuliyiin kale ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada, Sida Culimo, Rugta Ganacsiga, Dhaqaatir, Odayaal iyo Masuuliyiin kale.
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga ka jaray qeybta wicitaanada xarunta Qaran
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Generaal Sulub Axmed Firin, ayaa maanta si wadajir ah xarigga uga ka jaray qeybta wicitaanada xarunta Qar