Taliyaha ciidanka XDS ayaa kalan gaar ah la yeeshay saraakiisha Kuliyadda tababarka Ciidamada XDS ee Turkisom,
Taliyaha ciidanka XDS Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa maanta kalan gaar ah la yeeshay saraakiisha Kuliyadda tababarka Ciidamada XDS ee Turkisom,
waxaana kulanka looga hadlay sidii loo xoojin lahaa dhismaha iyo Tababarada Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Kulankaan waxaa si gaar ah Taliyaha iyo Saraakiisha Turkiga ay kaga wada-hadleen Horumarinta iyo dib u dhiska ciidanka Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.