Gudoomiyaha Magaalada Marka ee xarun goboleedka Shabeellaha hoose oo uu wehliyo Taliye xigeenka Guutada 14-ka October ayaa kormeer iyo booqasho lagu qiimeynayo shaqada xiliyada habeenkii ka socota ku tagay difaacyada laga Ilaaliyo Amniga guud ee Magaalada Marka.

0
Thursday June 06, 2024 - 13:23:06 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Magaalada Marka ee xarun goboleedka Shabeellaha hoose oo uu wehliyo Taliye xigeenka Guutada 14-ka October ayaa kormeer iyo booqasho lagu qiimeynayo shaqada xiliyada habeenkii ka socota ku tagay difaacyada laga Ilaaliyo Amniga guud ee Magaalada Marka.

    Gudoomiyaha Magaalada Marka ee xarun goboleedka Shabeellaha hoose Mudane Cismaan Muuse Maxamed oo uu wehliyo Taliye xigeenka Guutada 14-ka October G/le Cabdiraxiin Maxamed Munye ayaa kormeer iyo booqasho lagu qiimeynayo shaqada xiliyada habeenkii ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Magaalada Marka ee xarun goboleedka Shabeellaha hoose Mudane Cismaan Muuse Maxamed oo uu wehliyo Taliye xigeenka Guutada 14-ka October G/le Cabdiraxiin Maxamed Munye ayaa kormeer iyo booqasho lagu qiimeynayo shaqada xiliyada habeenkii ka socota ku tagay difaacyada laga Ilaaliyo Amniga guud ee Magaalada Marka.
G/le Munye iyo duqa degmada Marka ayaa Libaaxyada Ururka 14-aad ee guutada 14-ka October ku Amaanay sida har iyo habeen ay ugu taagan-yihiin inaysan Khawaarij ku soo dhiiran Carqaladeynta Nabad-gelyada kajirta Magaalada, waxaana ay kusii dhiirra-geliyeen inay halkaas kasii wadaan waajibka uu qarankooda usoo wakiishay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip