Ciidanka XDS ayaa Fashiliyey Miino ay khawaarijtu in ay ku dhibateeyaan Shacabka Beeralayd ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Gaar ahaan Ururka 26'aad Guutada 6aad Qaybta 60'aad CXDS ayaa Fashiliyey Miino ay khawaarijtu ku aaseen Wado aad Dhinaca Beeraha Magaalada Buulo mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Miinadan ayey khawaarijtu damacsanyeen in ku dhibateeyaan Shacabka Beeralayda ah ee ku dhaqan Buula mareer balse Damacii khawaarijta waxa hal bacaad lagu lisay ka dhigay Geesiyaal Ka mida Ururka 26'aad Guutada 6aad qaybta 60'aad ee Sugan Magaalada Buulo mareer kuwaas si nabada ku soo bixiyey Miinadii kana badbaadiyey Shacabka Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka Sida U Xaqiijiyey Taliyaha Ururka 26'aad Guutada 6'aad Qaybta 60'aad CXDS Dhamme Faarax Xiirsi Cabdulle