
Ciidanka oo Howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose
howlgalkaani qorsheysana yaaka dhacay tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose oo eey
fuliyeen Ururada 66-aad iyo 83-aad, guutada 14-ka October ee xoogga dalka ayay ku bur-buriyeen fariisimo gabbaad u ahaa Khawaarijta.
Ciidanka oo Howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose
howlgalkaani qorsheysana yaaka dhacay tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose oo eey fuliyeen Ururada 66-aad iyo 83-aad, guutada 14-ka October ee xoogga dalka ayay ku bur-buriyeen fariisimo gabbaad u ahaa Khawaarijta.