Madaxweynaha Dalka Oo Kulamo Afgooye Kula Leh Qeybaha Bulshada Iyo Saraakiisha Ciidama

0
Thursday September 10, 2015 - 20:29:52 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1062
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Dalka Oo Kulamo Afgooye Kula Leh Qeybaha Bulshada Iyo Saraakiisha Ciidama

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta booqasho ku gaaray magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta booqasho ku gaaray magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose

ayaa kulamo halkaasi kula leh mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Saraakiisha Ciidamada ee ka howlgalaya Gobolkaasi, iyadoo madaxweynaha uu kala hadlayo xubnhaasi arrimo kale duwan.

Madaxweyanaha ayaa markii uu gaaray magaalada Afgooye waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay qeybaha bulshada ee magaaladaasi, waxaana socdaalka madaxweynaha ku wehliya Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xubno ka tirsan labada gole.

Madaxweynaha ayaa kulamo kula leh halkaasi Qeybaha kale duwan ee Bulshada,Saraakiisha ciidamada Qalabka sida, iyo kuwa Amisom oo uu kala hadlayo Xoojinta Dowladnimada iyo ka shaqeynta Amniga, oo muhiimad gaar u leh bulshada, waxaana Saraakiisha uu kala hadlayaa  sidii loo sii xoojin lahaa Ciribtirka UGUS iyo ka shaqeynta Amniga iyo caqabadaha jira.

Kulamadaasi oo socda Wixii ku soo kordha waan idiin la socodsiin doonaa Insha’allah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip