Taliyaha Ciidanka XDS oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka dhulk ku xigeenkiisa ayaa maanta dhiira-galin u sameeyay Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo qaatay tababar iyo dib u habeyn xoogan.

0
Saturday August 24, 2024 - 16:56:20 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka XDS oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka dhulk ku xigeenkiisa ayaa maanta dhiira-galin u sameeyay Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo qaatay tababar iyo dib u habeyn xoogan.

    Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta dhiira-galin u sameeyay Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo qaatay tababar iyo dib u habeyn xoogan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta dhiira-galin u sameeyay Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo qaatay tababar iyo dib u habeyn xoogan.
Ciidamadaan ayaa muddo dhowr bil ah qaatay tababar muhiim ah maadaama ay furimaha dagaalka ku qaateen waqti badan, waxaana lagu dhiira-galiyay inay sii laba jibaaraan waajibaadka ka saaran difaaca Qaranka.
Waxay ka mid noqonayaan Ciidamo si heer sare ah loo tababaray loona diyaariyay Dagaalka ka dhanka ah argagixisada, si ay u xureeyaan goobaha uu wili cadawgu ku suganyahay Dalka.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip