Talisk CXDS ayaa gaadiid loogu talagay qeybt 43aad ee ciidanka xoogga dalka gaarsiyeyey magaalada kismayaao

0
Sunday June 30, 2024 - 17:56:28 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 18
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talisk CXDS ayaa gaadiid loogu talagay qeybt 43aad ee ciidanka xoogga dalka gaarsiyeyey magaalada kismayaao

    Talisk Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed ayaa gaadiid loogu talagay qeybt 43aad ee ciidanka xoogga dalka gaarsiyeyey magaalada kismayaao ee xarunta taliska qeybta 43aad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talisk Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed ayaa gaadiid loogu talagay qeybt 43aad ee ciidanka xoogga dalka gaarsiyeyey magaalada kismayaao ee xarunta taliska qeybta 43aad.
Gadiidkaan ayaa loogu tala galay in ay ku howgalaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ee ku sugan maamulka jubaland.
Taliska ciidanka xoogga dalka somaliyeed ayaa wado qorshe lagu dar dar gelinaayo howlgalada dalka looga ciribtiraayo kooxda khawaarijta.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip