Cutubyo Cusub oo ku biirayo Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa maanta loo soo xidhay tababar soconayey mudo dheer.

0
Monday June 24, 2024 - 16:47:09 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 42
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cutubyo Cusub oo ku biirayo Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa maanta loo soo xidhay tababar soconayey mudo dheer.

    Kuwani waa cutub gaar ah oo lagu magacaabo Han-qadh kana mid ah ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ee JISA muddo badan ayey tababar dhowr nooc isugu jira ku qaadanayeen xarumo gaar ah oo ay tababar ku qaataan ciidanka Nabadsugidda Jubbala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kuwani waa cutub gaar ah oo lagu magacaabo Han-qadh kana mid ah ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ee JISA muddo badan ayey tababar dhowr nooc isugu jira ku qaadanayeen xarumo gaar ah oo ay tababar ku qaataan ciidanka Nabadsugidda Jubbaland.
Dhawaan ayaa loosoo gabagabeeyay tababarkii mudada dheer ay qaadanayeen kaas oo ay kuso barteen wax walbo oo lagama maarmaan u ah askari loo carbinayo in sida ugu adag uu ugu shaqeeyo dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa.
Waa ciidan u badan rag dhalinyaro ah oo lagu soo xulay heerarka kala duwan ee markii ciidan la qorayo la maro, waxaana wajiyadooda aad ka dheehan kartaa tababarkii ay soo qaateen in uu ahaa mid aad u sareeya kana soo saaray ciidan tayadoodu ay sarayso.
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip