Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta Salaan Ka qaatey Horimaha Gaarka ah ee Loodiyaariyey Ka qeyb qaadashada Munaasabada 1 luulyo

0
Thursday June 27, 2024 - 17:04:19 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 25
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta Salaan Ka qaatey Horimaha Gaarka ah ee Loodiyaariyey Ka qeyb qaadashada Munaasabada 1 luulyo

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa maanta Salaan Ka qaatey Horimaha Gaarka ah ee Loodiyaariyey Ka qeyb qaadashada Munaasabada 1 luulyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa maanta Salaan Ka qaatey Horimaha Gaarka ah ee Loodiyaariyey Ka qeyb qaadashada Munaasabada 1 luulyo
Taliyaha ayaa kula dardaarmay Cutubyadaas in ay si Quruxbadan oo ay ka muuqato wadaniyad ugu Qeyb Galaan sugida Amniga Guud ahaan Goobaha ay ka dhacayaan Munaasabadaha Qiimaha weyn u leh Dhamaan Umadda Soomalaiyeed
Sidoo Taliyaha Ayaa Guud ahaan Boliiska Soomaliyeed Goobkastoo ay Joogaan farey in ay ilaaliyaan Amniga iyo Anshaxa Bulshadeena kuna Baraarujiyaan Wadaniyada.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip