Taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa Atmis kala Wareegay Xerada ceelka geelaw ee gobolka Shabellaha Dhaxe

0
Tuesday June 25, 2024 - 20:29:06 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 15
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa Atmis kala Wareegay Xerada ceelka geelaw ee gobolka Shabellaha Dhaxe

    Munaadabad Kooban oo lagu qabtay gudaha xerada ceelka geelaw ayaa waxaa goob ka ahaa Taliyaha Guutada 3 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaadabad Kooban oo lagu qabtay gudaha xerada ceelka geelaw ayaa waxaa goob ka ahaa Taliyaha Guutada 3 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka
gen ibraahim Yuusuf,Taliye Xigeenka guutada 25 aad Cumar Binu khadhab Dhamme C/Qaadir Axmed Cali,Saraakiil ka tirsan Atmis.
Taliye Xigeenka guutada 25 aad Cumar Binu khadhab Dhamme C/Qaadir Axmed Cali ayaa Atmis kala wareegay Amniga Xerada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip