Taliyaha guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad oo ay wehliyaan Saraakiisha guutada waxay ka qeybgaleen Xaflada Daahfurka Munaasabada dhaqaale aruurinta hormarinta Degmada Xudur.

0
Thursday June 27, 2024 - 16:59:04 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 22
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad oo ay wehliyaan Saraakiisha guutada waxay ka qeybgaleen Xaflada Daahfurka Munaasabada dhaqaale aruurinta hormarinta Degmada Xudur.

    Taliyaha guutada 9-aad Gaashanle Yuunis aadan Xasan oo ay wehliyaan Saraakiisha guutada waxay ka qeybgaleen Xaflada Daahfurka Munaasabada dhaqaale aruurinta hormarinta Degmada Xudur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha guutada 9-aad Gaashanle Yuunis aadan Xasan oo ay wehliyaan Saraakiisha guutada waxay ka qeybgaleen Xaflada Daahfurka Munaasabada dhaqaale aruurinta hormarinta Degmada Xudur.
oo ay ka qeybgaleen Maamulka Degmada kan Gobolka, dhalinyaro, haweenka, Odiyaasha Dhaqanka hay'adaha, Shirkadaha gaar loo leeyahay iyo Saraakiisha Ciidamada.
Taliyaha guutada 9-aad ayaa sheegay in Guud ahaan Ciidamada guutada 9-aad Qeybta 60-aad waxay dhismaha wadada bartamaha magaalada laamiga ay ku darsadeen lacag dhan 10,000 Toban kun oo Doolar. ayna sida uga dhakhsiga badan ay ku wareejin doonaan Gudiga Talo-wadaag.
Mar kasta iyo goor kasta waxa diyaar u nahay garab istaag dhanka kasta leh inaan shacabkeena dhiigaanagu iyo maalkeena aan u xurno ayaa diyaar u nahay sidaasi waxa yiri Taliyaha guutada 9-aad Qeybta 60-aad CXDS Ee Gobolka Bakool Gaashanle Yoonis Adan Hassan


 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip