Ciidanka Kumaandooska Gor Gor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal qorsheysan ku bur buriyey fariisimo ay khawaarijta ku lahayeen tuulooyin hoostaga Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose

0
Tuesday June 25, 2024 - 20:38:30 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 24
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska Gor Gor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal qorsheysan ku bur buriyey fariisimo ay khawaarijta ku lahayeen tuulooyin hoostaga Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose

    Ururka 174aad guutada 17aad gor gor ee kumaandooska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Qorsheysan ka Sameeyay tuulooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka 174aad guutada 17aad gor gor ee kumaandooska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Qorsheysan ka Sameeyay tuulooyinka
nuun gare,Shaam gare,tawakal iyo Balow oo hoostaga Degaanka Bariire.
Abshir maxamed Cali oo Howgalka hogaaminayay ayaa Sheegay in la bur Buriyey Goobo ay khawaarijta ku dhibaateen jireen dadka shacabka


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip