Saraakiil ka tirsan CXDS oo tababar ku qaadanaya wadanka Turkiga ayaa u dabaaldegay xuska munaasabada 1-da Luuliyo

0
Tuesday July 02, 2024 - 13:24:53 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 29
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil ka tirsan CXDS oo tababar ku qaadanaya wadanka Turkiga ayaa u dabaaldegay xuska munaasabada 1-da Luuliyo

    Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo tababar ku qaadanaya wadanka Turkiga ayaa u dabaaldegay xuska munaasabada 1-da Luuliyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo tababar ku qaadanaya wadanka Turkiga ayaa u dabaaldegay xuska munaasabada 1-da Luuliyo
oo ku asteysan 64-sano guuradii kasoo wareegatay markii ay Gobalada Koonfureed ay xurnimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga, islamarkaana ay midoobeen Koonfur iyo Waqooyi.
Saaraakiishan ayaa sheegay inay u taaganyihiin sidii ay naftooda iyo dhiigooda ugu huri lahaayeen difaaca Dalkooda iyo badbaadinta Shacabka Soomaaliyeed, iyagoo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta qiimaha badan ee koowda Luuliyo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip