Wararka

Hay'adaha amniga oo faah faahiyay howlkii lagu soo afjaray weerarkii xalay iyo khasaaraha ka dhashey

0 Visits: 23 | Monday February 01, 2021 - 15:52:41
Ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan xalay weerarkii kooxaha argagixisada ay ka geysteen gelinkii dambe ee shalay maleeshiyaadka arggagixisada ee Al-shabaab.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii arggagixiso ee xalay

0 Visits: 23 | Monday February 01, 2021 - 15:48:45
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaarayneysaa weerarka argagixiso ee waxashnimada ah ee lagu qaaday hoteelka Afrik ee magaalada Muqdisho. Ilaa hadda inta la og yahay, waxaa weerarka ku dhintay 5 qof oo ku jiro General Maxamed Nuur Galaal, oo ahaa muwaadiniin aan waxba galabsan.

Read More »

Al-shabaab oo Qarax Miino ku Xasuuqay Qoys saarnaa Gaari BL ah

0 Visits: 30 | Sunday January 31, 2021 - 19:29:01
Maleyshiyada Al-shabaab ayaa Qarax Miino ay dhulka ku aaseen ku Xasuuqay gaari ay saarnayeen Hal Qoys kuwaasi oo ku safrayey degaanka Golweyn ee Golka Shabellada Hoose.

Read More »

Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga dalka oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee duleedka Balad Xaawo

0 Visits: 27 | Sunday January 31, 2021 - 17:15:21
Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha ciidanka xoogga ee duleedka degmada Beled Xaawo ayaa mar kale dowladda Kenya ku eedeeyey in ay colaad ka hurineyso gobolka Gedo.

Read More »

Ciidanka xoogga Dalka oo dilay horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab

0 Visits: 26 | Sunday January 31, 2021 - 17:01:55
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay taageerayaan kuwa maamulka koonfur galbeed ayaa dilay maalin ka hor Shan xubnood oo katirsanaa Al-Shabaab, ka dib howlgal ka dhacay duleedka Magaalada Diinsoor ee gobolka Baay.

Read More »

Madaxweynaha J.F.S ahna Taliyaha C.Q.S oo dalacsiiyay ciidankii jilbaha u aasay duulaankii lagu soo qaaday ciiddeena hooyo.

0 Visits: 35 | Thursday January 28, 2021 - 19:38:09
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Framaajo ayaa min hal darajo dalacsiiyay ciidamadii jilbaha u aasay duulaankii Jabhadda falaagada iyo ciidamada Kenya oo is garabsanaya ay ku soo qaadeen degmada Beladxaawo ee Gobolka Gedo.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo wafdi heer Wasiirro ah u dirtay Gobolka Gedo+Sawirro

0 Visits: 23 | Thursday January 28, 2021 - 18:45:03
Wafdi ballaaran oo ay ka mid yihiin wasiirka Caddaaladda, wasiirada warfaafinta,Gaashaandhigga, iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray maanta Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, si ay usoo qiimeyaan khasaaraha gaaray shacabka iyo xaaladda guud ee Gobolkaas, iyagoo uga sii gudbay Beled-xaawo.

Read More »

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Al-shabaab Kasaaray Degaano Hoosyimaado Magaalada Baled-weyne Ee Gobolka Hiiraan.

0 Visits: 46 | Wednesday January 27, 2021 - 19:55:04
Howlgal qorsheeysan oo ay ciidanka xoogga dalka kasameeyeen degaano hoosyimaado magaalada baledweyne ayay maleeshiyaadka al-shabaab kaga saareen degaanada Baardheere iyo Beer-xaano kuwaasi oo ah degaanada duleedka baledweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Wasiirka Difaaca Ingiriiska Ku Qaabilay Madaxtooyada Qaranka "SAWIRRO"

0 Visits: 26 | Wednesday January 27, 2021 - 19:13:57
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Ben Wallace oo uu wehelinayay Safiirka Ingriiska ee Soomaaliya Ben Fender.

Read More »

Wasiirka gaashandhigga XFS oo kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Bada ee Xoogga Dalka

0 Visits: 33 | Tuesday January 26, 2021 - 18:30:48
Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa kormeer Shaqo ku Tagay Taliska Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya

Read More »

Taliye ku xigeenka ciidamada xoogga oo kormeer shaqo ku tagay deegaano hoos taga Galmudug "SAWIRRO"

0 Visits: 30 | Tuesday January 26, 2021 - 17:47:26
Taliye ku xigeenka ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Xuseen Xoosh Cali oo maanta kormeer shaqo ku tagay degaano hoos taga caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, gaar ahaan degaanka Beer Liibaan oo dhanka bari kaga beegan magaaladaasi.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeybgalay Xafladda Furitaanka Qandaraasyada Keenista iyo Qeybinta Raashiinka

0 Visits: 32 | Tuesday January 26, 2021 - 17:18:56
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Kooshin ayaa ka qeybgalay Xafladda Furitaanka Qandaraasyada Keenista iyo Qeybinta Raashiinka iyo Shidaalka Qeybaha amniga…

Read More »

Dabageed oo ciidanka Booliska ku booriyay in ay sii laba jibaaraan sugida amniga Baladweyne+Sawirro

0 Visits: 35 | Tuesday January 26, 2021 - 15:44:41
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo ay wehliyaan xildhibaano, mas'uuliyiinta gobolka Hiiraan iyo Saraakiisha ciidamada qalabka sida ayaa maanta kormeeray xerada ay degan yihiin ciidanka Booliska ee sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad oo ku taalo…

Read More »

Howlgal ka dhacay gobolka Baay oo lagu khaarijiyay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

0 Visits: 38 | Tuesday January 26, 2021 - 15:40:46
Howlgal Qorsheysan oo lagu diley Horjoogayaal sare sare oo ka tirsan Nabadiidka Alshabab ayaa Ciidanka Qalabka Sda ka sameyeen Deganka Saydheelow ee Gobolka Baay.

Read More »

Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka oo faahfaahin la bixiyey dagaalkii degmada Beled Xaawo.

0 Visits: 34 | Monday January 25, 2021 - 20:34:20
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo shir jaraa'id qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgalkii lagu soo afjaray dagaalkii magaalada Beled Xaawo.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray Taliska ciiidanka Cirka xoogga Dalka Soomaaliyeed 'SAWIRRO"

0 Visits: 45 | Sunday January 24, 2021 - 16:08:04
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay taliska ciidanka cirka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Read More »

189 Maleeshiyaad Al-Shabaab ahaa oo lagu dilay Shabeelaha hoose.

0 Visits: 124 | Saturday January 23, 2021 - 17:16:38
Howlgal siwadajir ah ay u sameeyeen ciidanka Xoogga dalka iyo Amisom ayaa lagu dilay ku dhawaad 200 maleeshiyaad katirsan Al-shabaab.

Read More »

Maxkamada Ciidamada qeybta 60-aad oo xukun ku riday Askari Boolis ah+Sawirro

0 Visits: 47 | Saturday January 23, 2021 - 17:06:52
Maxkamada Ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa maanta xukun kuridey Cismaan ibraahim Cabdi oo katirsanaa Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Baydhabo.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Hay'adaha amniga iyo Maamulka G. Banaadir "SAWIRRO"

0 Visits: 38 | Wednesday January 20, 2021 - 23:30:40
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay hay'adaha amniga iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa faray in la dardargeliyo sugidda amniga guud ee dalka, xiligan muhiimka ah ee dalku ku jiro doorashooyinka.

Read More »

Ciidanka kumaandooska oo gacanta kusoo dhigay horjooge iyo maleeshiyaad kadib howlgal ay kasameeyeen jubada hoose,

0 Visits: 87 | Tuesday January 19, 2021 - 18:23:24
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee danab ayaa degaano katirsan gobolka jubada hoose kasameeyay howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.

Read More »