Taliyaha Booliiska oo Farxadda Ciidda La Qaatay Agoonta Ciidanka Booliiska,

0
Saturday June 07, 2025 - 19:22:33 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 41
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Booliiska oo Farxadda Ciidda La Qaatay Agoonta Ciidanka Booliiska,

    Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa farxadda Ciida Xaruntooda Kula qaatay Caruurta Agoonta Boliiska oo taliyuhu siiyey mudnaanta koowaad mudada uu Xafiiska joogay .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa farxadda Ciida Xaruntooda Kula qaatay Caruurta Agoonta Boliiska oo taliyuhu siiyey mudnaanta koowaad mudada uu Xafiiska joogay .
Maamulka Cusub ee Taliyuhu u magacaabay Xarunta lagu Barbaariyo Agoonta Boliiska ayaa fuliyey awaamiirtii Taliyaha ee la xiriiray in dhismayaal iyo dib u habaynba lagu sameeyo Waxbarashadooda, noloshooda iyo dhammaan goobaha deegaanka u ah oo aan markii hore haysan daryeel ku filan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip