
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Shacabka oo Si Wadajir ah Salaadda Ciidda ugu Dukaday, Fagaare Kuyaalo Magaalada Buulobarde
Saraakiil iyo askar katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Boqolaal Shacab ah ayaa saaka si wadajir ah Salaadda Ciidda ugu dukaday magaalada Buulo
Burde, taas oo muujinaysa is-dhexgalka shacabka iyo
ciidamada, iyo jawi amni oo suurtageliyay in si nabad ah loo oogo farxadda Ciidda.
Munaasabaddan Salaadda Ciidda oo ka dhacday fagaare weyn oo ku yaalla magaalada, ayaa waxaa ka muuqday isku duubni iyo is-aamin, iyadoo dadka shacabka ah ay si diirran u soo dhoweeyeen ciidamada difaaca qaranka
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Shacabka oo Si Wadajir ah Salaadda Ciidda ugu Dukaday, Fagaare Kuyaalo Magaalada Buulobarde
Saraakiil iyo askar katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Boqolaal Shacab ah ayaa saaka si wadajir ah Salaadda Ciidda ugu dukaday magaalada Buulo Burde, taas oo muujinaysa is-dhexgalka shacabka iyo ciidamada, iyo jawi amni oo suurtage