Wararka

Wasiirka amniga gudaha oo la kulmay dhigiisa Masar

0 Visits: 836 | Thursday December 24, 2015 - 19:10:34
Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Masar Magdy Abdel Ghaafar ayaa xafiiskiisa magaalada Qaahira ku qaabiley wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya ayagoo ka wada hadlay arimaha la dagaalanka argagaxisada sida ay soo warisay majalada Al-Ahram ee dalkaasi ka soo baxda.

Read More »

Madaxweynaha iyo wafdi la socday oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

0 Visits: 851 | Wednesday December 23, 2015 - 17:26:03
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii dambe ku sugnaa magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho.

Read More »

Abaanduulaha Ciidamada Gaashaandhigga Talyaaniga oo booqasho ku yimid Muqdisho "Sawirro"

0 Visits: 890 | Wednesday December 23, 2015 - 17:23:11
Abaanduulaha Ciidamada Gaashaandhiga Talyaaniga Maj. Gen. Claudio Graziono ayaa maanta booqasho hal cisho ah ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo kulamo la qaatay Ra'iisul Wasaaraha,

Read More »

Shabaab oo laga saaray Tuulooyin ku yaalla galbeedka Magaalada Kismaayo

0 Visits: 857 | Wednesday December 23, 2015 - 17:20:56
Howlgal ay maanta qaadeen Ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo warramayaa in la Gula wareegay deegaanno ku yaalla Galbeedka Magaalada Kismaayo.

Read More »

Xassan Sheekh oo amar ka soo saaray ammniga gobolka Hiiraan

0 Visits: 874 | Wednesday December 23, 2015 - 07:57:54
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo maalintii sedexaad ku sugan magaalada Beledweyne ayaa amar adag ka soo saaray xaalada ammniga guud ahaan gobolka Hiiraan, gaar ahaan magaalada Beledweyne

Read More »

Wasiirka arrimaha gudaha Oo la dar-daarmay guddoomiyaha cusub ee G/Hiiraan

0 Visits: 994 | Wednesday December 23, 2015 - 07:52:34
Wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Max'ed Xusseen Odawaa, oo ka mid ah wafdiga dowladda ee ku sugan magaalada Beledweyne,

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo kulamo kula leh qaybaha Bulshada magaalada B/weyne

0 Visits: 850 | Wednesday December 23, 2015 - 07:37:26
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiekh Max'uud oo shalay socdaal shaqo ku tagay Magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa tan iyo maanta waxa kulamo la leeyahay qaybaha Bulshada, sida Odayaasha, Waxgaraddka, Culumada, iyo Siyaasiyiin,

Read More »

Munaasabadda xuska maalinta ciidanka Booliiska oo lagu qabtay Muqdisho+sawiro

0 Visits: 1097 | Monday December 21, 2015 - 09:55:29
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan sannad-guuradii 72-aad tan iyo markii la aasaasay Ciidammada Booliska Soomaaliyeed.

Read More »

Daawo Sawirrada: Munaasabadda xuska maalinta ciidanka Booliiska oo lagu qabtay Muqdisho

0 Visits: 967 | Monday December 21, 2015 - 09:55:29
Munaasabad aad u balaaran oo lagu xusayay sanadguurada 72-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay dugsiga sare ee boolisska Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Munaasabad lagu xusayay sanadguurada ciidanka booliiska oo lagu qabtay Baydhabo

0 Visits: 886 | Monday December 21, 2015 - 09:55:29
Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Koofur-galbeed ayaa ka qeybgashay munaasabad lagu maamuusayay xuska sanadguurada 72-aad ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay Baydhabo.

Read More »

Gudoonka sare Baarlamaanka ee soomaali oo ku baaqey in la dhiso xaruntii agoonta booliska.

0 Visits: 869 | Monday December 21, 2015 - 09:55:29
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo caawa ka qeyb galay munaasabadda lagu weynayay sanadguurada 72aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in la dhiso xaruntii agoonta booliska.

Read More »

Wasiirka difaaca ee soomaali oo hamablyo u direy ciidanka booliska soomaaliyed .

0 Visits: 859 | Monday December 21, 2015 - 09:55:29
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 72-aad ee ka soo wareegtay as'aaskii ciidanka Booliska Soomaaliyeed u diray Taliska guud ee Ciidanka, Hogaamada kala duwan, Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeenada, Alifleyda iyo Dablayda guud…

Read More »

Laamaha ammaanka Kenya oo soo bandhigtay sawirada iyo magacyada 11-ruux oo weeraro qorsheynaya+sawiro

0 Visits: 1002 | Saturday December 19, 2015 - 13:59:19
Laamaha ammaanka Kenya ayaa baahiyay magacyada iyo sawirada 11 ruux oo aad loo doon doonayo, kuwaasoo lagu eedeeyay inay dambiilayaal yihiin, ayna maleegayaan weeraro argagixiso.

Read More »

Kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

0 Visits: 946 | Saturday December 19, 2015 - 13:02:48
Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Haweenka, culimaa'udiin, saraakiil ka socotay ciidamada xoogga dalka,

Read More »

Waxqabadka Dawlada ee isbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

0 Visits: 944 | Saturday December 19, 2015 - 12:57:53
Shirka Madasha Wadatashiga Heer Qaran oo go'aano laga soo saaray Shirka looga tashanayo qaabka ay noqon doonto Doorashada la filayo inay Soomaaliya ka dhacdo sanadka 2016 ayaa Muqdisho lagu soo gabogabeeyey 16kii December 2015 iyadoo laga soo saaray qodobadan:

Read More »

Qurbo joogta oo loogu baaqay in dhallinta ay ka wacyigeliyaan afkaarta qaldan Al-Shabaab

0 Visits: 896 | Saturday December 19, 2015 - 12:51:40
Taliska hay'adda Nabad sugidda Qaranka ayaa ugu baaqay qurbo joogta Soomaaliyeed inay wacyigelin siiyaan dhallinta Qurbaha ku nool ee ay marin habaabinayaan dhagar qabayaasha Al-Shabaab,

Read More »

Ra'iisulwasaare Cumar C/rashiid oo maanta Muqdisho ka furey shir weynaha dhalinyarada Soomaaliyeed

0 Visits: 827 | Friday December 18, 2015 - 14:18:54
Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furey shirweynaha dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo ay wasaaradda dhalinyarada ay soo qaban qaabisay, waxaana ka qeybgalay dhalinyaro ka kala socda maamulada dalka ka jira iyo kuwo ka kale oo ka yimid dalka dibadiisa.

Read More »

Wafdigii ka socday Xukuumadda oo maanta kormeeray goobihii lagu dagaalamay Beledweyn "Sawirro"

0 Visits: 888 | Thursday December 17, 2015 - 20:23:53
Wafdigii ka socday Xukuumadda Federaalka oo maalmahan ku howlanaa xalinta dagaaladii dhowaan ka dhacay magaalada Beledweyn ayaa maanta kormeer ku tagay goobihii lagu dagaalamay iyo meelihii la dejiyay maleeshiyo beeleedyadii la kala qaaday.

Read More »

Kooxda Horseeday Oo Ka Badisay Kooxda Heegan Kuna Guuleysayay Koobka Janeraal Daa'uud

0 Visits: 984 | Thursday December 17, 2015 - 20:17:47
Labada kooxood ee sida weyn u xifaal tama ee Heegan iyo Horseed ee kala hoostaga ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa kulan aad u xiiso badan waxa ay ku wada ciyaareen

Read More »

Kulan Looga Hadlayay Wada Shaqeynta Ciidamada Qalabka Sida Oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Lagu Qabtay Dawwo Video

0 Visits: 1214 | Thursday December 17, 2015 - 15:52:51
Kulankani maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, iyadoo kulanka looga hadlay xoojinta amniga iyo sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen labada ciidan.

Read More »