Madaxaweyne Xasan Sheikh oo wali Baladweyne kulumo kula leh Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiraan

0
Sunday March 27, 2016 - 10:20:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxaweyne Xasan Sheikh oo wali Baladweyne kulumo kula leh Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiraan

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Beladweyne ayaa weli wada kulamada uu la qaadanayo odoyaasha dhaqanka, kaasi oo ku saabsan sidii odoyaasha uu ugala hadli lahaa hirgelinta nidaamka F

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Beladweyne ayaa weli wada kulamada uu la qaadanayo odoyaasha dhaqanka, kaasi oo ku saabsan sidii odoyaasha uu ugala hadli lahaa hirgelinta nidaamka Federaalka.

Madaxweynaha iyo wafdiga la socda oo weli ku sugan Beledweyne ayaa waxa ay kulamo gaar gaar ah la leeyihiin odoyaasha dhaqanka, kaasi oo looga hadlayo sidii dadka reer Hiiraan ay uga qeyb geli lahaayeen shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, isla markaana uu dhageysto cabashada ay tabanayaan dhaqanka reer Hiiraan.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdigiisa ay xooga saarayaan sidii odayaasha dhaqanka Gobolka hiraan ay ugu qancilaheen sida ay u aadi lahayeen Magaalada Jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe ooh ore kaga furmey shirka maamul u sameenta dadka wada daga gobolada hiraan iyo shabellaha dhexe balse hakat uu ku yimid shirkaasi

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip