Dhalinyaro Waxbartay Oo Degmada Yaaqshiid Ka Hirgaliyay Xarun Si Lacag La'aan Ah Wax Lagu Caruurta Danyarta Ah "Sawirro"

0
Friday November 27, 2015 - 13:38:19 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 907
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaro Waxbartay Oo Degmada Yaaqshiid Ka Hirgaliyay Xarun Si Lacag La'aan Ah Wax Lagu Caruurta Danyarta Ah "Sawirro"

    Dhalinyaradani oo ah kuwa ka baxay jaamacadaha dalka una istaagay waxbarida caruurta Soomaaliyeed ee isugu jira agoon iyo danyar ayaa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir waxa ay ka hirgaliyeen xarun si lacag la aan ah wax loogu baro caruurtaasi,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyaradani oo ah kuwa ka baxay jaamacadaha dalka una istaagay waxbarida caruurta Soomaaliyeed ee isugu jira agoon iyo danyar ayaa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir waxa ay ka hirgaliyeen xarun si lacag la aan ah wax loogu baro caruurtaasi,

iyadoo dhalinyaradni ay ku midoobeen urur lagu magacaabo ururka mideynta Umadda Soomaaliyeed ee UHUMSO.

Mar aan booqanay xarunta wax ay ku bartaan caruurtaasi ayaa waxaa isoo jiitay sida ay ugu heelan yihiin horumarinta waxbarashadooda, waxaana xiligaasi ay qaadayeen heesta Soomaaliyeey Toos oo runtii qiiro wadaniyadeed I galisay sida quruxda badan ay u qaadayeen.

Mid ka mid ah dhalinyaradaasi u istaagay caawimaada caruurtaasi Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Kaamil Cabdi oo aan wareysanay ayaa  sheegay in dhalinyaro Soomaaliyeed iyagoo ah ay is tuseen in muhiim ay tahay in aqoontooda ay ku garab istaagaan caruurta Soomaaliyeed ee danyarta ah ee aan iska bixin Karin qarashaadka laga qaado dugsiyada waxbarasho.

Caruurta Soomaaliyeed ee danyarta ah ee Waalidkoodu uusan awoodin in uu ka bixiyo qarashaadka laga qaado goobaha waxbarasho ayaa u baahan in xil la iska saaro waxbarashadooda, waxaana dhalinyaradani is xilqaamay iyo xaruumaha kale ee Muqdisho ku yaala kuwaa oo wax lagu baro caruurta danyarta ah ay tahay mid dhiira galin ah oo u baahan in dadaaladaasi la kordhiyo.

11045393_747902152020307_3818832765412112119_n12274742_747902812020241_6353062186967096812_n12278727_747902628686926_6859462886876856891_n12294902_747902178686971_7326458332791757746_n12295273_747902345353621_8033853610664894409_n12295393_747902265353629_8294331127813163908_n12295516_747902725353583_4434345495820839569_n12308352_747902488686940_1960210785624243405_n12308461_747902382020284_8190313273273756450_n12308569_747902455353610_5694113574120565417_n12310450_747902588686930_1822498006150685394_n12310550_747902418686947_1066993892805002915_n12310690_747902788686910_2333208343553717596_n12311091_747902315353624_6512833366931123534_n12313531_747902235353632_2088727955488826092_n12313760_747902292020293_608522805554846902_n12313815_747902708686918_7763350061073140985_n12316602_747902665353589_5202610555571369475_n

20150710_113727[1]20150710_113826[1]

?

?

20151015_093302[1]20151015_093406[1]CAM01116[1]image_01-1[1]




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip