Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal bur burin ah ka sameeyeen deeganada Geerile

0
Friday May 24, 2024 - 14:04:22 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 84
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal bur burin ah ka sameeyeen deeganada Geerile

    Waa barigii hore ee saaka howlgal bur burin ah oo ciidanka Xogga dalka iyo kuwa deegaanku ay ka sameeyeen deeganada Geerile ayaa argagixisada lagu gaarsiiyay jab aysan Mahadin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa barigii hore ee saaka howlgal bur burin ah oo ciidanka Xogga dalka iyo kuwa deegaanku ay ka sameeyeen deeganada Geerile ayaa argagixisada lagu gaarsiiyay jab aysan Mahadin
waxaana ku dhawaad 10 maleeshiyo ah lagu wax yeeleyay dagaalka, Sidoo kale waxaa ciidanka gacantooda Soo galay qori AK-47 ah iyo saanad kale.
Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa loogu dhacay goob ay argagixisadu gabaadsanayeen, waxaana la bur buriyay dhamaan rugihii iyo Fariisimihii halkaa ay ku lahaayeen argagixisadu.
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip