Ciidanka Boliska Gaarka ah Ee Haramcad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaano dhowr ah

0
Tuesday August 20, 2024 - 16:49:25 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Boliska Gaarka ah Ee Haramcad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaano dhowr ah

    Ciidanka Boliska Gaarka ah Ee Haramcad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaano dhowr ah oo ku yaala dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Baqal iyo xawaalow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Boliska Gaarka ah Ee Haramcad ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaano dhowr ah oo ku yaala dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Baqal iyo xawaalow
oo argagixisadu ay ku lahaayeen Maxkamad Beenaad ay ugu yeeraan shacabka si ay ugu qaadan baad.
Howlgalka ayaa Waxaa Hogaaminaayay Abanduulaha Ciidanka Haramcad Dhamme Muumin iyo Saraakiil kale ciidanka ayaana burburiyay fariisimihii ay khawaarijtu ku lahaayeen deegaanada ku yaala dhulka Howdka ah ee kala ah Maracadde,, Qodqodka iyo deegaano kale.

 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip