Taliska ciidanka Asluubta oo sheegey in aad loo adkeen doono wadooyinka soo gala nawaaxiga gudaha xabsiga dhexe lana dhigidoono jigbootiyo ay leeyihiin taliska ciidanka Asluubta,,

0
Friday February 05, 2016 - 10:16:23 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska ciidanka Asluubta oo sheegey in aad loo adkeen doono wadooyinka soo gala nawaaxiga gudaha xabsiga dhexe lana dhigidoono jigbootiyo ay leeyihiin taliska ciidanka Asluubta,,

    Taliyaha ciidanka Asluubta soomaaliyed Sareeyo gaas bashiir maxamed jaamac bashiir goobe ayaa sheegey in gudiga amniga usoo saarey wareegto lagu sugayo amniga nawaaxiga xabsiga dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka Asluubta soomaaliyed Sareeyo gaas bashiir maxamed jaamac bashiir goobe ayaa sheegey in gudiga amniga usoo saarey wareegto lagu sugayo amniga nawaaxiga xabsiga dhexe.

wareegtadaaso oo eheed wadooyinka soo gala xabsiga dhexe in la dhigidoono jig boontiyo si amaanka guud ee xabsiga u sugaan ciidamada Asluubta isagoona ka codsadey saraakisha ciidamada qalabka sida markii ay marayaan nawaaxiga xabsiga dhexe ee la dhigi doono jig boontiga in ay istagaan ayna ciidamada isku sheegaan

Dhanka kale taliyaha ciidanka Asluubta sareeyo gaas bashiir maxamed jaamac bashiir goobe ayaa waxaa uu sidoo kale sheegey in lasoo hor mariyay munaasabada xuska ciidanka Asluubta oo ku beegan 22 bishaani waxauuna sheegey in laga dhigey 18 bishaani maadama ay madaxda sare ay dalka ay aadi doonaan 22 bisha dalka turkiya halkaasi oo ay ugu soo qaby gali donaan shirka madasha wadatashiga qaran

Taliska ciidanka Asluubta soomaaliyed ayaa wada dadaalo lagu hormarinayo ciidanka Asluubta soomaaliyed waxaana la filayaan 18 bishaani ay u dabaal dagaan xuska sanad guuradii 46 markii la aas aasey ciidanka Asluubta soomaaliyed




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip