Ciidamada xooga dalka oo howlgalo ka sameyn degmada leego ee gobolka sh,hoose

0
Wednesday February 03, 2016 - 12:40:16 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada xooga dalka oo howlgalo ka sameyn degmada leego ee gobolka sh,hoose

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Abuukar cabdullahi isxaaq al cadaala  gudoomiyaha degaanka leego oo wareysi gaar ah siiyay idaacada ciidamada qalabka sida  ayaa   sheegey in ay howlgal ay ku baacsanayeen maleyshiyo burcad ah oo jid gooyooyin dhigtey tuulooyin hoos yimaada degaanka leego ay kagala wareegeen maleyshiyaddii burcadka ay u tiiley isbaarada.

Dhanka kale gudoomiyaha ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlgal  ay kula jiraan maleyshiyada kooxda shabaab waxa uu gudoomiyuhu sheegey in ay ku guleesteen in ay gacanta kusoo dhigaan tiro ka tirsan maleyshiyada kooxda shabaab ayna ku wareejiyeen laamaha amaanka dalka  halka kuwa kale na ay ku dileyn howgalka.


Abuukar cabdullahi isxaaq al cadaala  gudoomiyaha degaanka leego ee gobolka shbeelaha hoose  ayaa ugu dambeytii sheegey in degaanka leego ay kusoo qul qulayaan barakacaayl waxa uuna umada somaaliyed iyo hay adaha bixiyo  gar gaarka in ay lasoo gaaraan gar gaar deg deg ah.

 al shabaab ayaa jab xoogan waxaa logu gestey degaanka leego mudooyinki ugu dambeyay iyadoo howlgalkaasi ay ciidamada xooga dalka iyo kuwa midowga africa amison ay guulo la taaban karo ay ka gareen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip