amaanka degmada buula barde oo ah mid wanaagsan iyo ciidamada amaanka oo howlgalo ka wada deegaanada hoosta degmada buula barde

0
Wednesday February 03, 2016 - 12:40:16 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 804
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    amaanka degmada buula barde oo ah mid wanaagsan iyo ciidamada amaanka oo howlgalo ka wada deegaanada hoosta degmada buula barde

    maamulka degmada buula barde ee gobolka hiraan oo sheegay in degmadu ay horumar ku dhaqaaqday muddooyinkaan dambe,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maamulka degmada buula barde ee gobolka hiraan oo sheegay in degmadu ay horumar ku dhaqaaqday muddooyinkaan dambe,
Guddoomiyaha degmada buula barde ee gobolka hiraan oo wareysi gaar ah siiyey idaacada codka ciidamada ayaa sheegay in amaanka degamada buula barde uu yahay mid la iosku haleyn karo ciidamaduna ay u taagan yihiin sugida amaanka shacabka reer buula barde..


guddoomiyaha ayaa waxa uu ka war bixiyey howlgaladii ugu dambey ee ciidamada xooga dalka oo kaa shanaya ciidamada dowlada jabuuti ay ka sameyn degaanada hoostaga degmada buulay iyagoona ciidamada dhagar qabayaal ka tirsan ugus ay ku qaara jiyeen kuwa kalena ay ku dhaawaceen howlgaladaan ka dhan ak haraadiga ugus,,



Ugu dambeyn gudoomiyaha ayaa ka hadalya sida shacabka reer buula barde ayaa u doonaya in maamul loo dhiso gobolada hiiraan iyo sh.dhexe oo dhawaan la filaayo in maamul loo dhiso isla marnaa ay soo dhaweynaya hadii ay yihiin masuuliyeenka degmada buula barde

Degamada buula barde ayaa ka mid ah degmooyinka gobolka hiraan eek u talaabsaday horumarka muuqda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip