Talyaha ciidanka booliska somaliya oo dalka dib ugu soo laabtey

0
Wednesday November 18, 2015 - 16:32:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 927
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talyaha ciidanka booliska somaliya oo dalka dib ugu soo laabtey

    Talyaha ciidanka booliska soomaliya sareeyo gaas maxamed sh xasan xaamud ayaa dalka dib ugu soo laabtey ka dib howlo shaqo uu ku tagey dalka sudaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talyaha ciidanka booliska soomaliya sareeyo gaas maxamed sh xasan xaamud ayaa dalka dib ugu soo laabtey ka dib howlo shaqo uu ku tagey dalka sudaan.

Wafdi uu hogaaminayay talyaha ciidamka boliska somaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee aadan cade kusoo dhaweeayay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska soomaliya

 

Sareeyo gaas maxamed sh xasan xaamud oo warbaahinta kula Hadley howlga nasashada garoonka aadan cade ayaa waxaa uu sheegey inta uu joogey dalka sudaan uu kulamo uu la qaatey talyaha ciidanka booliska sudaan ayna ka wada hadleyn tayeenta ciidanka booliska somaliya iyo in ay bixiyaaan siminaaro kor loogu qaadayo aqoonka ciidanka boliska soomaliya

 

Talyaha ciidanka booliska somaliya sareeyo gaas maxamed sh xasan xaamud ayaa sidoo kale sheegey intii uu ku sugnaa wadanka sudaan uu kulumo la qaatey saraakisha sare ee booliska sudaan

Taliye xaamud ayaa waxa uu xusey in ay imanayaan saraakiil sare oo ka socda booliska sudaan ayna siminaaro ay siinayaan ciidamada booliska somaliya

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip