ciidanka xooga dalka soomaliyeed oo howlgal ka sameyey degmada baardhere ee gobolka gedo

0
Wednesday November 18, 2015 - 08:09:45 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ciidanka xooga dalka soomaliyeed oo howlgal ka sameyey degmada baardhere ee gobolka gedo

    Ciidamada dowlda soomaliya ayaa howlgalo amaanka lagu xakhiijinayo waxay ka wadaan degmada baardheere ee gobolka gedo.,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dowlda soomaliya ayaa howlgalo amaanka lagu xakhiijinayo waxay ka wadaan degmada baardheere ee gobolka gedo.,,


 Ciidamada ayaa howlganka waxay ka sameyn deegaano hoostaga degmada baardheer iyagoona howlgalkaan kusoo qab qabtay dhagar qabayaasha maleyshiyaadka al,shabaab oo ku dhuumaaleysanayey dhulka howldka ah ee hoostaga degmada baardheere,,



Abaanduulaha guutada 9aad ee ciidanka xooga dalka soomaliyeed  cismaan cabdi khorax oo la hadlayey radio muqdisho idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu sharaax ka bixiyey howlgalada ka dhanka ah maleyshiyaadka al.shabaab isagoona xusay in ciidanku ku guuleysteen in deegaano fara badan ka saran dhagar qabayaasha,,


 

Ciimada ayaa intey howlgaladan wadeen  waxay gacanta ku soo dhegeen tira ka tirsan maleyshiyadka al.shabaab  iyagoona ka furtay gaadiidka dagaanka maleyshiyaadka al.shabaab ay shacabka ku dhibaateen jireen.waxa sidoo kale ciidanku ku guuleysteen in ay xoola fara badan oo maleyshiyaadka al,shabaab ay si baad ah uga qaateen shacabka soomaaliyeed eek u dhaqan Degaanka mataan


 

Howlgaldaan ayaa ciidan ku waxay mudoonnyinka kawadeen gobolka gedo iyadoona ay ciimada sii wadaan howlgalaadn



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip