Ciidamada dowlada soomaaliya oo howlgalo ka sameeyay degaano hoos taga gobolka hiraan kusoo qab qabtey rag ka tirsan kooxda argagaxesada shabaab

0
Monday November 16, 2015 - 17:32:53 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 765
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada dowlada soomaaliya oo howlgalo ka sameeyay degaano hoos taga gobolka hiraan kusoo qab qabtey rag ka tirsan kooxda argagaxesada shabaab

    Ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa midowga Africa amiso ayaa howlgal balaaran ka sameeyay degaano hoos yimaada gobolka hiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa midowga Africa amiso ayaa howlgal balaaran ka sameeyay degaano hoos yimaada gobolka hiraan.

Ciidamada xooga dalka soomaliya ayaa intii ay howlgalka ay wadeeyn kusoo qab qabteyn maleyshiyaad ka tirsan kooxda argagaxesada ee shabaab

Dadka deegaanka ayaa ciidamada u fara muuqayay dhalin yarada ka tirsan kooxda gabalkeedu dhacey ee shabaab meelaha ay ciidamada ciidamada ay howlgalka ka sameyeen ayaa waxaa ka mid ah degaanka garisaani ee gobolka hiraan ciidamada intii ay socdeyn howlgalka kusoo qab qabtey maleyshiyaad iyo hor jogayaal iyo hubkooda

Sidoo kale saraakisha hor kaceysey howlgalka ayaa idacada ciidamada qalabka sida u xaqiijiyay in ay isku soo dhiibeeyn maleyshiyaad iyo horjogayaal ka tirsan kooxda shabaab

Kooxda argagaxesada shabaab ayaa waxa ay dharbaaxooyin adagi kala kulmayaan ciidamada dowlada Somaliya iyo kuwa amison oo la shaqeynaya shacabka oo fahmey dhagarta kooxda argaxesada shabaab




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip