Shir looga hadlaayo Khayraadka Soomaaliya oo ka furmay dalka Jabuuti

0
Monday March 23, 2015 - 11:55:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir looga hadlaayo Khayraadka Soomaaliya oo ka furmay dalka Jabuuti

    Shirkan looga hadlaayo dhaqaalaha Soomaaliya iyo sida loo ilaalin lahaa Kheyraadka Soomaaliya ayaa waxa uu ka furrmay Magaalada Jabuuti dalka Jabuuti waxaana ka qeyb galaayo madax ka socota Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo madaxda maamul gobol

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkan looga hadlaayo dhaqaalaha Soomaaliya iyo sida loo ilaalin lahaa Kheyraadka Soomaaliya ayaa waxa uu ka furrmay Magaalada Jabuuti dalka Jabuuti waxaana ka qeyb galaayo madax ka socota Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada dalka jira oo intooda badan lagu casuumay shirka. Shirkan ayaa la shegay in uu socon doono mudo 5 maalin ah inta badana diirada la saarayo sidii loo ilaalin lahaa Kheyraadka dalka Soomaaliya iyo maraakiibta shisheeyo oo la rumeysan yahay in xaalufin ba’an ay ku hayaaan qeyraadka Soomaaliya.

Dalka Soomaaliya ayaa ah dal uu ilaahey uu kumaneystay Kheyraad fara badan waxaana la rumeysan yahay in Kheyraadkaasi in sii sharci daro ah ay kaga faa’iideystaan maraakiib shisheeyo ee ka kaluumeysata Xeebaha dalka Soomaaliya.

Hase ahaate shirkaan ayaa noqonaayo shirkii ugu horeeyay ee looga hadlo dhaqaalaha Somalia ayna inta badan ay ka qeyb galaan madax ka kala socoto mamul Goboledyada dalka ka jira


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip