Ciidanka XDS ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaano hoostaga degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiran,

0
Thursday July 04, 2024 - 17:28:48 in Wararka by Mohamed Muse Mohamed
  • Visits: 26
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka XDS ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaano hoostaga degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiran,

    Ciidanka XDS gaar ahaan Ururka 291aad Guutada 29-aad ee daljir ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaano hoostaga degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiran, halkaas oo la sheegay iney isku uruursanayeen xubno ka tirsan Khawaarijta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka XDS gaar ahaan Ururka 291aad Guutada 29-aad ee daljir ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaano hoostaga degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiran, halkaas oo la sheegay iney isku uruursanayeen xubno ka tirsan Khawaarijta
Howlgalkaas oo hogaaminaayey abaanduulaha ururka291-aad Taliye Mahdi
ayaa waxay ciidamadu tageen deegano ay kamid yihiin Beer yabal Ari leys,Lafoole iyo Cag bashiir oo dhamaantoda hoostaga Degmada Buuloburde.
Deegaannada hirshabeele ayaa waxaa muddooyinkii dambe ka socday howlgallo lagu doonayo in lagu wiiqo awoodda kooxda gabalkooda sii dhacaaya ee Al-shabaab, waxaana ciidanka xoogga ay qaadeen howlgallo dhowr ah oo intooda badan lagu dilay xubno ka tirsan Khawaarijta


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip